Madaxweynihii Koonfur Africa Jacob Zuma oo is casilay
Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah heystay ayaa xalay khudbad Qaran uu ka jeediyay Telefishinka ku dhawaaqay inuu is casilay. Madaxweyne Zuma waxaa...
Read more











