Mareykanka: 17-ruux oo ku dhimatay Dugsi la weeraray
Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib marlii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku yaalla magaalada Parkland ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka sida...
Read moreUgu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib marlii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku yaalla magaalada Parkland ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka sida...
Read moreTaliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka nabad...
Read moreXubno ka socda waaxda nabad gelyada ee Midowga Afrika ayaa booqasho ku jooga Soomaaliya, iyagoo u kuurgalaya xaaladda ammaan ee Dalka iyo heerka uu gaarsiisan yahay gudashada waajibaadka xoogagga nadab...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga...
Read moreCiidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Kuwa Midowga Afrika EE AMISOM oo maanta ka ruqaansaday degmadda Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa gaaray degmadda Sablaale, halkaasi oo ay ku sugnaayeen...
Read moreWasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Mahamed Abdi Xayir Mareeye, ayaa xarunta Safaaradda Imaaraadka Carabta ay ku leedahay magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha dalkaasi u fadhiya Soomaaliya Mohammed Ahmed Osman...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay degmada Boondheere ka furay barnaamij ku saabsan Waxbarashada dadka waaweyn oo lagula dagaalamayo jahliga. Barnaamijkan...
Read moreHoggaamiyaha Xisbiga African National Congress Cyril Ramaphosa,ayaa shir guddoomiyay kulan Xisbiga ANC kaga wada hadlayeen Mustaqbalka Madaxweynanimada ee Jacob Zuma. Hoggaamiyaha Xisbiga ANC Cryil Ramaphosa ayaa caddeeyay in arrinta hogaamiyihii...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo Maalmahaan howlo shaqo Ku jooga Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya mudane Xasan Xamza, iyo Mas’uuliyiin Ka kala...
Read moreOver thirty experts, researchers and academicians converged on the Somali capital today for the start of a three-day conference on fostering peace and national reconciliation in Somalia. The first of...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho