Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo degmada Boondheere ka furay Barnaamijka Waxbarashada dadka Waaweyn+Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay degmada Boondheere ka furay barnaamij ku saabsan Waxbarashada dadka waaweyn oo lagula dagaalamayo jahliga. Barnaamijkan...
Read more











