Guddoomiye Basma Caamir “Ma aqbali doonno in dekadda Muqdisho laga soo dajiyo Badeeco iyo Daawooyin dhacay”
Waaxda Faya-dhowrka ee gobolka Benaadir u qaabilsan ka hor tagga waxyaabaha dhacay iyo qiimaynta tayada Badeecadaha kana ka hawl-gasha Dekedda weyn ee Xamar ,ayaa maanta soo bandhigtay raashin iyo waadooyin...
Read more











