Soomaaliya oo markii ugu horresay ka qeyb gashay shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Malaysia+Sawirro
Shirkaani oo ahaa mid loogu hadlaayey ganacsiga iyo maalgashiga wadamada carabta iyo Malaysia ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno ka kala socday dowladaha wadamada carabta, dowladda Malaysia, ganacsato gaaraysa 6000 iyo maalgashadeyaal...
Read more











