Wasaaradda Warfaafinta oo qabatay xaflad lagu abaal-mariyey tartamayaasha degmooyinka bishii Ramadaan
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa qabatay munaasabad lagu abaal-mariyey tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha hore ka galay tartan cilmiyeedkii bishii Ramadaan ay qabatay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed. ...
Read more











