Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hambalyo u diray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
La-taliyaha arrimaha ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa hambalyo ku aadan Xuska Sanad guuradda Xilligii la aas-aasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...
Read more







