Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada
Guddoomiyaha ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Cabdi weli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa soo xiray Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka socday magaalada Muqdisho. Shirkan oo...
Read more











