Soomaaliland oo ay ka bilaabatay codbixinta doorashada Madaxtinimada.
Shacabka Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada madaxweynaha Soomaaliland,iyadoo la arkayo dadweyne aad u farabadan oo safuuf dhaadheere kujira si ay codkooda u dhiibtaan. Gudoomiyaha guddiga doorashada ee...
Read more











