Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ka doodaan ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2018,taasi oo dhawaan Wasaaradda Maaliyadda ay horgeysay Golaha Shacabka. Xildhibaanada...
Read moreWararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay dab qabadsiiyeen gawaari ku rarnayd badeeco ganacsi xili ay marayeen deegaano katirsan Gobolka Hiiraan. Maleeshiyada Al-shabaab ayaa gubay ilaa...
Read moreAntonio Guterres’Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegay in go’aanka maamulka madaxwayne Trump ay Qudus ugu aqoonsadeen caasimada Israa’iil ay tahay mid aan nabada gobolka u waanagsanayn,isagoo ka...
Read moreWaxaa maanta magaalada Masqad ee dalka Cuman ka furmaya shirka caalamiga ah ee Dhaqanka iyo Dalxiiska oo diirada lagu saarayo horumarinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Aduunka. Shirkan oo ah kii labaad...
Read morewaxaa kulan Casha Sharaf ah la qaateen Jaliyada Somalida Oslowasiir tastuurka Dowlada Federalka Somaliya Cabdiraxman Xoosh Jabriil waxayna ugaa wadda hadlayeen sidii ay ugaa qayb qadan lahayeen hormaarka Dalka. wasiirka...
Read moreWasiirka Difaaca Malaysia, Hishammuddin Hussein ayaa sheegay in go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda rasmiga ee Israel ay tahay dharbaaxo Wejiga kaga dhacday Maslimiinta Aduunka oo...
Read moreKulankan qado sharafta ahaa oo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ay u sameysay qeybaha kaladuwan ee Warbaahinta ayaa looga hadlayay habsami u socodka tartanka ciyaaraha Kubadda Cagta ee ka...
Read moreMunaasabadaan oo ay ku qalin jabinayeen in kabadan 500 oo arday oo dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda Somali International University (SIU) kaasi oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka...
Read moreKulankaan ayaa looga hadlayey sidii dib loogu soo celin lahaa Shirkaddii diyaaradaha ee Somali Airline, waxaana ka qeyb galay masuuliyiinta wasaaradda oo ay kamid yihiin wasiirka wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Oomaar,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho