Wasaradda Awqafta iyo arrimaha diinta ee Dowladda F. S. oo Jubbaland ugu deeqday 400 kutub qur’aanka kariimka ah
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee dawladda Federaalka Soomaliya ayaa maanta ku wareejiyay wasiir ku xigeenka Cadaaladda Dastuurka arrimaha Diinta Jubbaland, in ka badan 400 oo kutubta Quraanka kariimka qawlkii eebbe...
Read more











