Ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Yemen oo diiday sheegashada Xuutiyiinta
Ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee dalka Yemen Ali Abdullah Saleh,ayaa beeniyay wararka sheegaya in kooxaha Xuutiyiinta ay la wareegeen gacan ku heynta inta badan caasimadda Sanca,sida ay sheegeen...
Read more











