Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in maalinta berrito ah oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay 12-ka Mowliid ay shaqaalaha rayidka ah ee dowladdu fasax ka...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda F. Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga tirakoobka ciidanka xoogga dalka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur...
Read moreMaamulka Gobolka Banaadir, ayaa ku guuleeystay in uu dib ugu soo celiyo Dhul ay leeyihiin allaha u Naxariistii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed Caruurtiisa oo ku yaalla Degmadda...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuuro Kenyaata oo ka dhacdey magaalada Nayroobi. Musaasabaddan oo...
Read moreMuqdisho, November 28, 2017 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday illaa iyo shan heshiis oo kul sal go’an maalgashiga, dib u dhiska iyo fulinta mashaariic...
Read moreWafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee Caasimada Dowlada Goboleedka...
Read moreGuddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya 400 oo isugu jira...
Read moreXaflad casho sharaf ah oo si weyn loo asgaasimay looguna mahadcelinayay Dowladda iyo shacabka Turkiga oo ay iska kaashadeen Jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria...
Read moreMaamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Casha sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Barlamanka Dalka Jabuuti. Casho sharaftaasi ayaa waxaa goob joog ka ahaa ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho