Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Zambia oo ka tacsiyadeysay Musiibadii 14,kii bishan ka dhacday Magaaladda Muqdisho.
Warsaxaafadeed ay soo saartay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Zambia ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii argagaxisinimo ee kooxaha nabad diidka ah ay maalin ka hor ay ka geysteen Magaaladda Muqdisho....
Read more










