Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la yeeshay Danjiraha Safaaradda Qadar ee Soomaaliya+Sawirro
Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa kulan la yeeshay Safiirka Safaaradda Dalka Qadar ee Soomaaliya Danjire Hassan Bin Hamza Asad, kulankaas ayaa ka dhacay...
Read more











