Hay’adda Cilmi Baarista badaha Soomaaliya oo soo kordhisay Kulliyado la xiriira barashada sharciyada Badda iyo Farsamada Maraakiibta.
Kulliyadaha ay soo kordhisay Hay’adda Cilmi Baarista Badaha Soomaaliya oo ay kamid yihiin sharciga badda iyo farsamada maraakiibta ayuu sheegay Admiral Faarax Axmed Cumar Faarax Qare oo ah guddoomiyaha hay’addaasi...
Read more











