Madaxa hay’adda arrimaha maxaabiista Falastiin Ciisa Qaraaqic, ayaa sheegay in Israa’iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen caruur tiradoodu dhan tahay 800. Caruurtan ayaa la sheegay in...
Read moreWasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa Dalka Ruwaanda uga qeyb galay shir looga hadlayo hormarinta Cadaaladda iyo Xiriirka ka dhaxeeyo Garsoorka Wadamadda...
Read moreDadaalo nabadeed oo in muddo ah soconayay ayaa waxaa lagu guuleystay in xal laga gaaro dagaal beeleed ka dhacay degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer, 24 saacadood aynu soo dhaafnay gudohooda...
Read moreMadaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay in uu sii xoojin doono dadaalada Dib u heshiisiinta ah ee uu Maamulkiisa kula jiray Ahlusuna Wal-jamaaca. Mudane Xaaf...
Read moreDowladaha Ciraaq iyo Faransiiska ayaa gaarey heshiis ku aadan in aduun lacageed oo dhan 513 Million oo dollarka Mareykanka la deymiyo Ciraaq oo gulf colaadeed kula jirta maleeshiytaadka Daacish oo...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaano qoto dheer ku sameyn doonto dad shacab ah oo la sheegay in lagu dilay Gobolka Shabeelaha Hoose. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Mudane...
Read moreKooxo hubeysan ayaa magaalada Cape Town wax yar kahor waxaa ay ku dileen Allaha u naxariistee muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Ismaaciil Cali Sakiin. Alle ha u naxariistee Muwaadinkaan ayaa...
Read moreWasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda Ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa Magaalada Sharma Shiiq ee Dalka Masar uga qeyb galay Shirka Wasiiradda Duulista ee Wadamada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho