Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha oo booqday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer (SAWIRRO)
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku sameeyey qeybaha gargaarka deg degga, qololka iyo...
Read more











