Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WARKA SUBAX 16.6.2017
Read moreGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka...
Read moreRIIX LINKIGA HOOSE SI AAD U HESHO LIFAAQA TORs for the two possitions
Read moreCiidamada XDS ayaa qaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo miino waxyeello geysatay ku aasay waddada isku xirta degmooyinka Jowhar iyo Balcad. Ciidamo watay sadex gadiid ah kana tagay degmada Balacad...
Read more18 qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen weerarki argagixiso ee maleeshiyaadka Shabaab ay xalay ku qaadeen maqaayad ay ka afurayeen dad rayid...
Read moreMuqdisho (15ka Juun, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii ay xalay kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ay ku qaadeen Pizza House. Madaxweynaha oo la...
Read moreCiidammada sida gaarka ah u Tababaran ee Gaashaan ayaa ku guulestay inay soo Afjaraan weerarka Argagixisada ay ku qaadeen Maqaayadaha Pizza House iyo Posh. Howlgal qaatay muddo saacado ah oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho