Fursad Shaqo
Maxkamadda sare ee Dalka waxa ay soo bandhigeysaa fursado Shaqo oo banaan Fadlan si aad u hesho faahfaahinta Fursadahaas shaqo Guji linkiga hoose. Vacancies-Supreme Court So
Read moreMaxkamadda sare ee Dalka waxa ay soo bandhigeysaa fursado Shaqo oo banaan Fadlan si aad u hesho faahfaahinta Fursadahaas shaqo Guji linkiga hoose. Vacancies-Supreme Court So
Read moreWasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April iyo May, Wasiir Cabdi Xoosh oo saxaafadda xafiiskiisa kula hadlay...
Read moreTaliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegay in howlgalka Xasilinta Caasimadda aan cid goono ah lagu bartilmaameedsaneyn asagoo xusay in howlgalkaan lagu doonayo in Amniga Caasimadda si buuxdo loogu soo...
Read moreTaliyaha ciidamadda xooga Dalka Soomaaliya oo ka hadlayey Shir Jaraa'id oo ay xalay wada qabteen taliyayaasha ciidamadda iyo Wasiirka Amniga ayaa Fariin adag u diray ciidamadda Xooga dalka Soomaaliya. Taliyaha...
Read moreMaamulka Gobolka Baay ayaa sheegay in ay baaritaan ku wadaan waxa sababay dagaalkii koobnaa ee shalay gudaha Magaaladda Baydhabo ku dhaxmaray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Goboleedka Koofur Galbeed. Gudoomiye...
Read moreMadaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa kulan looga hadlayey sidii dib loogu soo celin lahaa dadkii deeganadaas deganaa ee horay uga barakacay Magaalada Galinsoor. Madaxweyanaha maamulka Galmudug ayaa balan...
Read moreWafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya oo gaaray magaalo xeebedka Baraawe ee caasimadda u ah Dowlad goboleed KGS ayaa waxa ka mid ahaa Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka...
Read moreMadaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan...
Read moreMu’asasada Dacwada iyo Horumarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii Qur’aan akhriska ee Ardayda Magaalada Boosaaso. Xaflada lagu soo afmeerayay Tartanka Qur'aan Kariimka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho