Maamulka Gobolka Gedo oo kulan la yeeshay Saraakiisha Xooga Dalka Soomaaliyeed ee …(Dhageyso)
kulan looga hadlayay adkeynta Amniga deegaanada Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Magaalada Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Masuuliyiinta ugu sareysa Gobolka iyo Saraakiisha Ciidamada...
Read more











