Israel oo duqeymo culus ka geysatay Beirut iyo masaajid ku yaalla Gaza
Ciidamada Israa’iil ayaa duqeeyay masaajid ku yaalla bartamaha Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah,halka la soo weriyay tiro kale oo dhaawacyo ah. Sidoo kale,milateriga Israa’iil ayaa mowjado...
Read more











