Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagey Xarunta Booliiska iyo Akademiyada Jeneral Kaahiye ee Muqdisho si uu ugu kuurgalo xaalada Booliiska ay ku howlgalaan...
Read moreRa’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga...
Read moreWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay tahay waxqbadka Wasaaradda labadii bilood ee la...
Read moreWasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku howlaneyd olole lagu dalbayo in ay Dowladdu u istaagto sii deynta dhallinyaro Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada dalal shisheeye, taas oo loo...
Read moreCiidammada Ammaanka ayaa kontoroolka laga galo Magaalada Boosaaso ku qabtay Gaari UD ah oo siday Qaraxyo, Isgaarsiin casri ah, Qalab kale oo ay ka midyihiin Taargooyinka Gawaarida iyo labo Nin...
Read moreSaddex Qof ayaa ku geeriyootay 15 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, markii uu Nin Hubeysan Rasaas ku furay Dad loo qaybninayay raashiin afur ah gudaha Magaalada Caabudwaaq ee...
Read moreDardargelinta kordhinta dakhliga dalka iyo la dagaalanka musuqa ayaa dowladan u ah hal u dheg, si taas oo looga dhabeeyo ayaa Wasiirka Maaliyadda waxa uu maalmahan kormeero is daba joog...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho