R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyrre ayaa dad shacab ah kula shaahay maqaayad ku taal degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Ra'iisul wasaaraha oo kasoo baxay hotelka City Plaza oo...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu aruurinayey dadka Soomaaliyeed ee ku dhufteen abaaraha, waxana intii uu socday kulanka...
Read moreWasaaradda Arimaha Gudaha ayaa soo saartay War Murtiyeed Ku saabsan Wada hadalada Maamulka Galmudug iyo kan Ahlusunna , War murtiyeedka oo dhamees tiran Hoos ka Aqriso:
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyara iyo Isboortiga Cumar Cabdi Maxamed ayaa soo gaarsiiyay xiriirka Isboortiga degmada agab isbootri oo ay ugu talagashay wasaaradu inay ku dhisto isboortiska degmada isla markaana...
Read moreMadaxa Barmaamijka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada WPF ee Soomaaliya, safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliyo iyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa goobta...
Read moreKulankan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen wasaarada arimaha gudaha ee wadanka Koonfur Sudan iyo safaarada Soomaaliya ee magaalada Juba ee caasimada wadanka Koonfur Sudan ayaa ahaa...
Read moreCiidamada amaanka ee Gobolka Bari ayaa habeenimadii xalay gacanta kusoo dhigay gaari lagasoo buuxiyey walxaha qarxa waxaana gaariga lasocdey 5ragga oo loogu tala galay iney fuliyaan qorshaha lagu qarxinayo hubkan....
Read moreMaxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa booliiska oo magaalada Buurhakaba ku dilay marxuum lagu magacaabi jiray Qaasim Cabdiyoow Keerow isla...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Max’ed ayaa dhagax dhigay dib u dayactirka dugsiga sare ee Max’uud Axmed Cali oo muddo 27 sano ah burbursanaa. Guddoomiyaha gobolka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho