Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ee dalka iyo ururrada ay ku midaysanyihiin suxufiyiinta....
Read more











