Taliska ciidanka xoogga dalka oo ka warbixiyey howlgaladii ugu danbeeyey ee Ciidanka Qaranka.
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay guulihii ugu demeeyey ay ciidanka iyo shacabka iskaashanaya ay ka gaarayn khawaarijta. Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle...
Read more











