NATO oo ka hadashay haddii Scotland ka go’do UK
Xog-hayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Scotland aysan si degdeg ah ku noqon doonin xubin ka tirsan xubnaha ka midka ah xulufada milatariga Yurub. Isagoo ku sugan...
Read moreXog-hayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Scotland aysan si degdeg ah ku noqon doonin xubin ka tirsan xubnaha ka midka ah xulufada milatariga Yurub. Isagoo ku sugan...
Read moreKalfadhigan 1-aad kulankiisa 9-aad ee aqalka sare waxaa maanta soo xaadiray 35 xildhibaan ajanduhu waxa uu ahaa ansixinta qorista shaqaalaha aqalka sare, qaybinta xeer hoosaadka aqalka sare iyo dhagaysiga warbixn...
Read moreXafladdan oo ay soo abaabuleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay boqolaal isugu jira arday, iyo jaaliyad kuwaas oo muujiyay xafladda inta ay socotay in taageersan...
Read moreR/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wasiirka wasaaradda Diinta iyo Owqaafta C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale oo...
Read moreQaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xarada Al-kharaj ee dalkaasi Yemen ayaa ssheegay iney ku jiraan xaalad nololeed oo aad u xun. Qaxootigan oo u badan dumar iyo carruur badankooda ku...
Read moreQaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xerada Al-kharaj ee dalkaasi Yemen ayaa sheegay iney ku jiraan xaalad nololeed oo aad u xun. Qaxootigan oo u badan dumar iyo carruur badankooda ku...
Read moreSalaad roob doon ah oo Alle looga baryaayo in uu abaaraha ka dulqaado Goboladda dalka Soomaaliya ayaa saakay la filayaa in laga oogo Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah...
Read moreMaxkamadda Darajadda koowaad ee ciidamadda Qalabka sidda ayaa Maanta Xukuno iskugu jira dil , Xabsi Ciidan iyo sii daysmo ku kala ridey 7 nin oo ku eedeysnaa iney ka danbeyeen...
Read moreQarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho , qaraxaan ayaa sida la sheegay waxa uu sababay qasaaroyin kala duwan. Gudoomiyaha Degmadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho