Madaxweyne Farmaajo oo Ganacsatada ugu baaqay inay shacabka u naxariistaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa kulan la qaatay ganacsato mas’uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” wuxuu ganacsatada uu hoggaaminayo Guddoomiyaha...
Read more










