Akadeemiyada Jen. Kaahiye oo lagu qabtay kulankii Khamiislaha ee ciidanka booliiska+Sawirro
Waxaa Khamiistii shalay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed lagu qabtay kulankii todobaadlaha ahaa. Cutubyo ka tirsan ciidanka booliiska ayaa halkaasi ku soo bandhigay gaadda ka cayaar waxaana ciidankaasi...
Read more











