Inta aanan u galin dulucda Faallada Maanta bal marka hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa Nin ceynkee ah? Maxamed Cabdullaahi farmaajo,waxa uu ku dhashay Muqdisgo sanadkii 1962-dii , dugsigiisa hoose dhexe...
Read moreUrurka Jaamacadda Carabta ayaa hambalyo usoo diray Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya ayagoo u rajeeyey in uu alle u fududeeyo Howsha hortaal. Xoghayaha guud ee jaamacada Carabta ayaa sidoo kale...
Read moreMadaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/qaasim Salaad Xasan ayaa hambalyo usoo diray madaxweynaha cusub ee la doortay asaga oo alle uga rajeeyey in uu u fududeeyo culeeska la saaray. Mudane...
Read moreDhaqdhaaqa Dhalinyaradda Qarannimo ayaa Hambalyo Hawada usoo mariyey Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo. Mudane Madaxweyne kusoo dhawaaw Shacab aad kuu jecel kuna Hanweyn in aad hiil...
Read moreMudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ula soo gudbay wareega ugu danbeeya ee Doorashada. Mudane...
Read moreWaxaa soo dhamaaday wareegii labaad ee Codeynta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay isugu soo Hareen Musharixiinta Kala ah Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Shiikh Axmed iyo Mohamed Abdulahi Farmaajo. Musharixixiintan oo...
Read moreWaxaa soo dhamaatey Codeyntii doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Wareegiid kowaad waxaana ku tartamay ilaa 21 Musharax oo dhamaantood doonayey in ay noqdaan madaxweyanaha Afarta Sano ee soo socoto. Wareega labaad ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho