Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telefoonka Kula hadlay Boqor Salmaan
Muqdisho (15ka Febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Aala Sucuud, waxaana boqorka uu ugu...
Read more










