Ergadii dooran lahayd Xubnihii Aqalka Sare Ku matali lahaa Gobolada Waqooyi oo la xareynayo.
Waxaa maanta lagu wadaa in lagu xareeyo gudaha magaalada Muqdisho ergadii dooran lahayd xubnihii aqalka sare ku matali lahaa Gobolada Waqoyi ee Dalka. Gudiga dooranshooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa shaaca...
Read more











