RW Ku-Xigeenka dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Kismaayo(SAWIRRO)
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Afhayeenka Xukuumadda...
Read more











