Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb-galay xuska 73-aad ee Booliiska Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee ciidammada Boliiska Soomaaliyeed. Boliiska Soomaaliya waa 73 jir hadda, waa hey'ad fac weyn,...
Read more









