Madaxweynaha oo kulan dhiirigelin ah u sameeyay Farxaan Hadaafoow+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirigelin ah u sameeyey Farxaan Hadaafoow oo ah ciyaaryahankii Soomaaliya uga qeyb-galay tartanka Olombikada adduunka ee ciyaaraha naafada. Farxaan Hadaafoow...
Read more











