fursad shaqo
FGS Addendum No.1 _Communication Rooms_Economic Regions - FGS_(December 8, 2016)
Read moreFGS Addendum No.1 _Communication Rooms_Economic Regions - FGS_(December 8, 2016)
Read moreSafiirla Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire. Jamaal Maxamed xasana ayaa a qeyb galay Mashruuc bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelinayo dhanka sharciga oo ka furmay Xaafadda Islii ee Magaalada Narobi. iyadoo ...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyad Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shir madaxeedka IGAD oo ka dhacay magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya. Shirkaasi ayaa baaqa...
Read moreXili ay heer gaba gabo ah mareeyso Doorshada xubnaha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa maanta oo jimcaha waxaa la doortay kursigii 34 oo aay ku tar tamayeen...
Read moreJimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa shaaca ka qaadday inay 25,700 oo Qof ku barakaceen Dagaalkii dhowaan ka dhacay Magaalada Qandala ee Gobolka Bari, kaasoo u dhaxeeyay Ciidanka maamul Goboleedka Soomaaliyeed...
Read moreAlle ha u naxariistee Duuliye Sare Maxamuud Maxamed Guuleed Taliyiihii hore ee Ciidanka Cirka Soomaaliya ahaana Guddoomiyaha Shirkaddii Diyaaradaha ee Soomaali airlines oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Nairobi ayaa Maanta...
Read moreMas'uuliyiinta maamulka K/galbeed Soomaaliya.ayaa maanta booqasho ku tagay degaanka Goof-guduud Buureey iyagoo u kuurgalaya xaalada nololeed ee bulshada ku dhaqan halkaasi Madaxdii halkaasi gaartay oo isugu jiray Wasiirro, xildhibaanno,xubno ka...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane; Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hor kacayo ayaa Maanta u kicitimay Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynaha Dalka Soomaaliya...
Read moreMadasha Wada-tashiga Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka, ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho