Ciidamada Puntland oo diyaargarow ugu jira sidii ay Daacish uga xoreyn lahaayeen Qandala
Ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo difaaca Puntland ayaa heegan la geliyay kaddib markii koox sheegatay iney ka tirsantahay malayshiyadka Daacish ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya ay la wareegeen degmada...
Read more











