M/weynaha Suudaan oo si yaab leh u taageeray una amaanay Donald Trump.
Madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ammaanay madaxwaynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump, wuxuuna sheegay in ay sahlanaan doonto in lala macaamilo, sidaas waxaa ku waramay wargayska al-Khaleej ee...
Read more











