Qaxooti Soomaali ah oo laga soo daadgureeyay Caden
-Qunsuliyada Guud ee Caden oo in mudda ah ku hawlanayd diiwaan galinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku Go’doomay dalka yemen, oo ay ka bilowdeen dagaallo tan iyo horaantii 2015, ayaa ku...
Read more-Qunsuliyada Guud ee Caden oo in mudda ah ku hawlanayd diiwaan galinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku Go’doomay dalka yemen, oo ay ka bilowdeen dagaallo tan iyo horaantii 2015, ayaa ku...
Read moreWasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Odowaa iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayay jaamacad cusub oo loogu magac daray jamaacadda cilmiga caafimaadka ee Ordugan,...
Read moreGaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa Naftii hallige ka tirsan Shabaab la beegsaday bar koontarool oo ay ciidammada dowladda ku leeyihiin Talaada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Taliyaha Qeybta Guud...
Read moreDadka deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay iney ka war heleen maleeshiyada Al-shabaab xalay iney sumeeyeen Ceelashii ay Biyaha ka cabi jireen dadka halkaasi ku nool. Dadka deegaanka...
Read moreGudoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi iyo Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Galmudug Cabdiladiif Cabdullaahi Warsame ayaa si wada jir ah maanta u dhagax dhigay Kuleej loogu tala galay in...
Read moreMadaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud; Bashiir Maxamed Jaamac iyo Wasiirka Howlaha Guud iyo...
Read moreCasharrada laga bartay xilligan waxaa ka mid aha, in musharraxiinta intii doorashada xildhibaannimada ku guuleysatay waxay badankood haddiiba ku biireen Xisbiga aqlabiyadda helayee SYL, astaanta xisbiyadooda waxay u adeegsadeen keliya...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho