Ciidamada Dowladda oo fashiliyay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka hor tagay weerar ay Kooxda Al-Shabaab doonaysay inay ku qaadaan degaanka Ceel-baraf oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe. Milliteriga Soomaaliya ayaa ka war helay...
Read more










