Gudiga shaqaalaha rayidka ayaa maanta si rasmi ah u doortay gudoomiyaha oo hogaamin doono shaqaalaha rayidka oo , gudoomiyaha la doortay ayaa buuxin doono booskii uu baneeyey alle ha u...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Talyaaniga. Madaxweynaha J.F Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si ramsi...
Read moreMaamulka iyo shaqaalaha Bangiga horumarinta Islaamka oo Xaruuntiisa ku taal magaalada jidehh ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa u sameeyay xaflad sagootin ah oo lagu xushmeynayo Guddomiyahoodii hore Dr. Axmed Mahamed Ali,kadib...
Read moreMaamulka Isbitaalka guud ee degmada Xudur ayaa ka deeyriyay xaaladda Isbitaalkaasi, isagoo dalbaday in lala soo gaaro Dawo lagu dabiibo bukaannada jiifa isbitaalka. Agaasimaha ispitaalka guud degmada Bakool C/xakiin Macalin...
Read moreGuddiga doorashooyinka Dadban ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay goobta lagu soo xulaayo xildhibaanada gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban...
Read moreXukuumadda Bahreyn ayaa sheegtay in Ciidankooda difaaca Cirka ay si wada jir ah wadamada Khaliijka ugala qeyb qadanayaan Tababar Ciidan oo lagu muujinayao heerka ay ka garen dhinaca Difaaca Cirka....
Read moreMadaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay ayaa sheegay in ay qorshaynayaan howgal ka dhan ah Al-Shabaab oo laga bilaabo deegaanada maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay in ciidanka...
Read moreWasiirka Wasaarada Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/Casiis Saalax ayaa sheegay in Wasaarada beeraha ay ka hortageyso Cunto yari laga cabsi qabo iney ka dhacdo deegaano ka tirsan gobolada Dalka. Wasiirka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho