‘Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)
Sawirkan waa Agaasimaha Xarunta Tubsan Cabdullaahi Maxamed Nuur, Bidix iyo Ku Xigeenka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Thomas Kieler ayaa furay maktabadda xarunta ee Muqdisho, Soomaaliya, Noofambar 22, 2023-kii. TUBSAN...
Read more











