Maxkamad ku taalla magaala xeebeedka Mombaasa ee Dalka Kenya ayaa ammartay in baaris xagga caafimaadka Maskaxda ah la mariyo, Saddex Haween ah oo lagaga shakiyay iney ku lug lahaayeen weerar...
Read moreAfhayeenka Nabad-Sugidda Jubbaland, Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Carab) oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Jubbaland ay qaadeen. Axmed Carab ayaa sheegay iney...
Read moreMadasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 – 14 Seteember 2016. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb...
Read moreKulan maanta magaaladda muqdisho ay ku yeesheen mas’uuliyiin ka kala socotay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya iyo Safaaradda Dowladda Norwey ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu daah-furay...
Read moreShirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa maanta la soo gebagebeeyay kaas oo muddo dhowr cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho. Qodobo kala duwan ayaa laga Akhriyay munaasabad kooban oo lagu...
Read moreWakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobeey u qaabilsan dalka Suuriya, Staffan de Mistura, ayaa sheegay in ay istaagtay colaaddi ka taagneyd dalka Suuriya kaddib markii ay isniinti dhaqangashay xabad joojinta...
Read moreHorjooge ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceelgaras oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Horjoogaha la dilay oo lagu magacaabo Faarax Cali Raage ayaa waxaa dilay rag ka carooday...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho