Dhageyso: Warka Radio Muqdisho
Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Muqdisho
Read moreGolaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo daba-galka hantida qaranka, waxaana kulanka maanta gudoomiyay Ra’iisul Wasaaraha...
Read moreMunaasabad kooban oo lagu qabtay dagmada xamar jajab isla markaana ay ka soo qeyb galeen gudoomiye ku xigeen ka koowaad ee maamulka gobolka banaadir ayaa waxaa lacag 50 malyan oo...
Read moreDabweyn ayaa ka kacay Gobalka Kaliforniya California ee dalka Maraykanka iyada oo ladaad gureynayo kumanan qoys oo ka mid ah dadkii deganaa Gobalka uu dab ku ka kacay.
Read moreBandhiga Carwada Buugaagta ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmay Magaalada Muqdisho, waana sanadkii labaad ee la qabto, waxaana ka soo qeyb galay dad kala duwan oo ka kala yimid...
Read moreWasiirka Arimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Mudane Xidhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa maanta la kulmay ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxmed Xashi Carrabeey, isagoo kala...
Read moreGolaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa ku qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho shir caalami ah 13 – 15 ka August 2016. Shirka ayaa ka dhacay Huteelka Jazeera, waxaana ka soo qeybgalay xubno...
Read moreGudoomiyaha degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe ayaa maanta xarigga ka jaray suuq laga hirgeliyay magaalada Warshiikh. Munaasabaddi lagu furayay suuqaasi waxaa goob joog ka ahaa qeybaha kala duwan ee bulshada,...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka ayaa maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ku kulmaya, iyagoo la filayo in ay ku soo dhameystiraan hawlaha horyaalla.Ee ka harsan kalfadhigooda ugu dambeeya. Qodobada ugu muhiimsan ee lagu lagu lafaguri...
Read moreOrodyahanka Maxamed Daa'uud Maxamed oo Dalka Somaliya uga qeybgalaya tartanka Olombikada ee Ciyaaraha fudud ee ka socda Magaalada Rio de Jeneria ee Wadanka Brazil ayaa lagu wadaa inuu maanta ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho