Aqoon is waydaarsi qeyb ka ah Bandhiga Buugaagta Caalamiga ee Garoowe oo ay Qabatay (AGA)
Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Magaalada Garowe waxay ku qabatay aqoon-wadaag ku saabsanaa baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed, madashii Aqoon-wadaaggaasi oo qayb ka ahayd Bandhig-buugeedka Caalamiga ah ee...
Read more











