Booliska Hirshabeelle oo la siiyay tababar ku saabsan baarista faraha
Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayuu usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo aruurinta cadeymaha. Tababarkan oo ay soo qaban...
Read more











