Deg Deg: Madaxweynaha Turkiga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho
Diyaarad sidday wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay...
Read more










