Dhalinyaro Al-shabaab ka soo goostay oo Shaqa-abuur loo sameeyay+SAWIRRO
Maleeshiyaad horay uga tirsanaa Al-shabaab ayaa ka Qalin-jabiyay xarunta Dhaqan-celinta Baydhaba ee Dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya, kaddib markii ay dhameysteen barnaamij dhaqan-celin ah oo aad u adag, sida lagu sheegay...
Read more










