Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo sheegtay in shaqaalaha ay ka fasaxanyihiin howlahooda
Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Cismaan Libaax ayaa sheegay in maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta darteed ay fasax yihiin laba maalmood oo ka bilaabaneysa maanta. Cismaan...
Read more










