Ragii la sheegay in ay ka Dambeeyay Dil xalay dad shacab ah loogu geestay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay
Wasaarada Difaaca oo ragii ka danbeeyay weerar xalay lagu dilay dad shacab ah ku wareejisay maamulka Gobolka banaadir. Ciidamada Amaanka Dalka ayaa xalay gacanta ku dhigay askar katirsaneed ciidanka Dowladda...
Read more











